Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ballaarinta dekadda Boosaaso


Ballaarinta dekadda Boosaaso
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:22 0:00

Dekadda magaalada Boosaso oo baalarin iyo dayactir uu ku socdo, ayaa waxaa ganacsatada xoolaha sannadkan u suurtogashay inay xoollo badan u iib geeyaan dalalka Khaliijka, kadib markii dekedda uu soo gaaray markab weyn. Weriyaha VOA Fadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintaan soo dirtay.

Madal

XS
SM
MD
LG