Muqdisho —
Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta shaacisay in wax eed ah ay ku weysay labadii agaasime guud ee wasaaardda shaqada iyo arrimaha bulshada dowaldda Soomaaliya.
Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan inoo soo diray.
Madal