Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo dib u dhiseysa waddooyin ay burburiyeen roobab


Puntland
Puntland

Roobab mihiigaan ah oo mararka qaarkood dabeylo wata oo ka da’ay Puntland bilihii lasoo dhaafay ayaa wax yeelo u gaystay buundooyinka iyo wadada laamiga ah ee isku xirta Boosaaso iyo Garoowe, taasi oo ka mid ah kaabayaasha muhiimka ah ee Puntland.

Agaasimaha Hay’adda wadooyinka Puntlanda Cabdifataax Maxmuud Sugule ayaa waraysi uu siiyey VOA waxuu uga warramay baaxadda burburka ee roobabka ay gaarsiiyeen waddooyinka isagoo sheegay inay dhawaan billaabi doonaan dhismaha iyo dayactirka wadada iyo buundooyinka dumay.

Puntland oo dib u dhiseysa waddooyin ay burburiyeen roobab
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:30 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG