Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Dahab Sharci Darro Looga Dhoofiyo Africa

AFRICA GOLD MINE
AFRICA GOLD MINE

Lacag balaayiin dollar ah oo dahab ah ayaa sanad walba si qarsoodi ah looga dhoofiyaa qaarada Afrika, waxaana inta badan laga dhoofiyaa dalka Imaaraadka Carabta, halkaasi oo lagu sifeeyo lagana iibiyo macaamiisha caalamka, sida lagu sheegay warbixin la daabacay Khamiistii.

Warbixin ay arrintan VOAdu ka qortay waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:07 0:00
This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG