Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rag looga shakisan yahay burcad-badeed Soomaali ah oo la qabtay iyagoo weerar ku ah markab shidaal siday


Spain Brexit Europe Defense
Spain Brexit Europe Defense

Ciidamada badda ee Yurub ayaa Jimcihii xabsiga dhigay lix qof oo looga shakisan yahay in ay yihiin burcad-badeed Soomaali ah ka dib markii ay rasaas ku fureen markab shidaal oo marayay Gacanka Cadmeed.

Warbixin ay arrintan ka qortay wakaaladda Wararka ee Associated Press waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.

Ciidamada Badda ee Yurub oo xiray rag looga shakiyay burcad-badeednimo
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:07 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG