Nairobi —
Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya Xamza Cabdi Barre oo maalmahaan ku sugan magaalada Nairobi ayaa xalay booqday xarunta ganacsiga BBS Mall ugu weyn ee xaafadda Soomalida ee islii waxaana halkaasi ku dhaweeyay masuuliyiinta xaafadda Islii.
Warbixintan waxaa inoo soo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.
Madal