Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muhiimadda gobolka Michigan ee doorashada Mareykanka


Muhiimadda gobolka Michigan ee doorashada Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:29 0:00

Musharaxa madaxtinimada Mareykanka Donald Trump ayaa qorsheynaya in uu toddobaadkan olole ka sameeyo gobolka Michigan, oo ka mid ah gobollada ugu muhiimsan doorashada Mareykanka. Weriyaha VOA Scott Stearns ayaa warbixintan diyaariyay, waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.

Madal

XS
SM
MD
LG