Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mike Johnson oo ka bad-baaday in xilka laga qaado


Mike Johnson oo ka bad-baaday in xilka laga qaado
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:16 0:00

Dimoqraadiyiinta ayaa u codeeyay in la badbaadiyo hogaamiyaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka Arbacadii ka dib markii xildhibaan garabka midig ah uu u dhaqaaqay inuu xilka ka tuuro, taasi oo Xisbiga Jamhuuriga gelisay khilaaf hor leh ka hor doorashada November.

Madal

XS
SM
MD
LG