Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaafado ka tirsan Beledweyne oo ay biyo-galeen


Xaafado ka tirsan Beledweyne oo ay biyo-galeen
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:37 0:00

Magaalada Baledweyne ee bartamaha Soomaaliya, xaafaddo ku yaalla waxaa ka bilowday barakac, kaddib markii wabigu qarka goostay oo uu ku fahatay xaafaddaha qaarkood. Warbixintan waxaa Beledweyne ka soo diray Xuseen Dhaqane.

Madal

XS
SM
MD
LG