Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Netherlands oo taageero ka raadineysa Erdogan


Netherlands oo taageero ka raadineysa Erdogan
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:02 0:00

Ra’iisul Wasaaraha Netherlands ee xilka kasii dagaya Mark Rutte ayaa jimcihii ku sugnaa dalka Turkiga, isagoo taageero ka raadinayay madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan. Madaxda Holland ayaa doonaya in qof dalkooda ka socdaa uu qabto xilka xoghayaha guud ee NATO.

Madal

XS
SM
MD
LG