Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makarafoonka: Dr. Xassan Hoosow, La-Taliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha


Hoosoow
Hoosoow

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa horrantii sannadkii hore ku baaqay in is-beddel lagu sameeyo xaaladda Soomaaliya ee xilligan, isaga oo sheegay inay muhiim tahay in la gaaro waxa uu ugu yeeray 'Soomaaliya oo barwaaqo ah' mustaqbalka, waxaana markiiba billowda olole loogu magacdaray Hiigsiga Qarni-jirsiga Soomaaliya ee 2060-ka.

Haddaba, halka uu marayo ololahaasi ayaa waxaa barnaamijka Martida Makarafoonka uga warramay La-Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhaqaalaha, ahna Agaasimaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka Dr. Xassan Aadam Hoosow.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Faarax Maxamed Cali (Faarax Blue).

Barnaamijka Martida Makarafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:51 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG