Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khasaaraha weerar ay Al-Shabaab ku qaadday magaalada Balcad, wareysi


Somalia African Union Troops
Somalia African Union Troops

Ciidamada dowladda ee magaalada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa saakay iska caabiyay weerar ay ku soo qaadeen malayshiyada kooxda Al-Shabab. Kooxda ayaa ayaa weerarkaasi u adeegsatay qarax gaari lagu soo xiray iyo weerar toos ah.

Khasaaraha dagaalka ayaa waxaa wariyaha VOA ee magaalada Beledweyne uga warramay guddoomiyaha maamulka degmada Balcad Qaasim Cali Nuur.

Halkan ka dhageyso wareysiga Gud. Degmada Balcad
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG