Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xaaladda miinooyinka ee Soomaaliya


Maanta oo kale, 4-ta April, sanad kasta, waxaa dunida laga xusaa maalinta ka wacyi galinta miinooyinka.

Soomaaliya waxa ka jira dhibaatooyin badan oo ay ku hayaan waxyaabaha qarxa iyo miinooyinka lagu aaso waddooyinka, ama haraadiga qaraxyada ee ka haray dagaalladii sokeeye.

Booliska Soomaaliyeed ayaa leh qeyb u qaabilsan arrimahan.

Taliyaha qeybta miinooyinka iyo waxyaabaha qarxa ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Dhexe Asad Cabdalla Saciid ayaa xarruntiisa uga waramay Jamaal Axmed Cismaan.

Wareysi: Xaaladda miinooyinka ee Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:18 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG