Congress-ka oo aan weli ansixin taageerada Ukraine
Xubnaha Congress-ka Maraykanka ayaa fasax galay, iyagoon wali go'aan ka gaadhin sharci dhaqaalle badan oo militari lagu siinayo dalka Ukraine iyo dalal kale oo Maryakanka xulufo la ah. Weriyaha VOA ee Pentagon, Carla Babb ayaa waribxintan diyaarisay.Maxamed Cabdi Sandheere ayaa soo jeedinaya.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal