Washington —
Dembiyada ka dhaca Maraykanku waa mid ka mida qodobada ugu mudan ee ay codbiyayaasha Maraykanku niyadda ku hayaan, marka ay codkooda dhiibanayaan doorashooyinka madaxtinimada ee soo socda.
Arrintan ayaa safka hore kaga jirtay arrimihii ay ku ololaynayeen musharaxiinta xisbiyada Dimoqraadiga iyo Jamhuurigu, intii ay socotay doorashadii isreebreebka ee shalay ka dhacday gobolka New York.
Madal