Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump oo $175 milyan oo damaanad ah dhigay New York


Trump oo $175 milyan oo damaanad ah dhigay New York
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:20 0:00

Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa dhigay 175 million oo dollar oo ah lacag damaanad ah oo la xidhiidha kiis madaniga ah oo ka yaala magaalada New York, si uu uga baaqsado in hantidiisa lala wareego.

Madal

XS
SM
MD
LG