Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamulka Qardho oo qaaday tallaabooyin wax looga qabanayo daadadka


Qardho
Qardho

Si ay uga hortagaan khasaaraha ka yimaada daadaadka kusoo noqnoqday, magaalada Qardho ayaa guddi ka kooban culimo iyo maamulka degamada Qardho ee gobolka Karkaar ay billaabeen duminta guryo degaan iyo ganacsi isugu jira oo laga dhisay marin-biyoodka ay daadadku maraan.

Daadadka iskaga dambeeyey ee ku dhuftay Qardho ayey ku dhinteen ugu yaraan lix qof.

Tallaabadan ayaa guddigu sheegeen inay salka ku hayso maaraynta daadadka si magaalada looga saaro.

Maamulka Qardho oo qaaday tallaabooyin wax looga qabanayo daadadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:25 0:00

Weriyahayaga Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa tallaabadan ka waraystay Duqa degmada Qardho Cabdiqaadir Siciid Cabraxmaan.

Madal

XS
SM
MD
LG