War Deg-Deg ah

Ciidamada Israel oo ka baxay aagga isbitaalka Shifa ee Gaza


Ciidamada Israel oo ka baxay aagga isbitaalka Shifa ee Gaza

No media source currently available

Milatariga Israel ayaa sheegay maanta oo Isniin ah in ciidamadooda ay isaga baxeen aagga cisbitaalka Shifa ee waqooyiga Gaza. Xuseen Barre ayaa faah-faahinaya.

Madal

XS
SM
MD
LG