Washington —
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu maanta oo Sabti ah cod u qaado, qodobbo ka mid ah dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya.
Haddaba, waxa laga filayo baarlamaanka, iyo muhiimmada qodobada horyaalla, ayaa weriyaha VOA Nur Hassan Nur ka wareystay, agaasimaha hey’adda cilmibaarista ee Somali Public Agenda ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho Mahad Wasuge.
Madal