Beledweyne —
Qiimaha lagu kala iibsado noocyada kala duwan ee qudaarta ee magaalada Baledweyne ayaa hoos u dhacay. Xiliyan oo kale ee lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan ayay dadku aad u adeesadaan qudradda.
Faah faahintan warbixintan waxaa inoo haya Xuseen Xasan Dhaqane.
Madal