Kismaayo —
Qoysas Danyar ah oo u badnaa beeraley iyo xoolo dhaqato oo ay saameeyeen fatahaadaha iyo abaaraha ayaa la gaarsiiyay deeq raashiin xilli dadkaasi ay noloshooda ahayd mid aad u liidata.
Dhalinyaro is xilqaamay ayaa deeqdan uga soo aruuriyayay dadka dalka dibadiisa ku nool.
Faafaahinta Warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.
Madal