War Deg-Deg ah

Uber iyo Lyft oo ka guuraya Minneapolis


Uber iyo Lyft oo ka  guuraya Minneapolis

No media source currently available

Shirkadaha Uber iyo Lyft ayaa Jimcihii sheegay inay joojin doonaan adeeggooda Minneapolis laga billaabo 1-da May, kadib markii Golaha Magaaladaasi uu ansixiyay sharci shirkadahan ku khasbaya inay mushaarka ugu hooseeya siiyaan wadayaasha.

Madal

XS
SM
MD
LG