Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tartankii Qur'aanka ee gobollada Somaliland oo lasoo gabagabeeyay


Hargeysa
Hargeysa

Magaalada Hargeisa waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay tartanka Qur'aanka Kariimka ah oo gaar u ahaa wiilasha xufaadda ah ee isaga kala yimi gobollada Somaliland.

Tartankan oo ay taageerto shirkadda Dahabshiil ayaa la soo qabanayey 25-kii sannadood ee ugu dambeeyey.

Haddaba, weriyaha VOA Xamse Cali Jeesto ayaa warbixintan ka soo diray Hargeisa.

Tartanka Qur'aanka ee Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:50 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG