Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weriye Cabdikariin Axmed Bulxan oo lagu dilay Cabudwaaq


Bulxan
Bulxan

Wararka ka imaanaya magaalada Cabudwaaq ee gobolka Galguduud ayaa sheegay in halkaas lagu dilay wariye Cabdikariin Axmed Bulxan oo la shqeynayay Telefishinka iyo Radiyaha Dowladda Federalka Soomaaliya

Weriye Cabdikariin ayaa ku dhintay toogasho uu xalay u gaystay nin ilaalo ka ahaa xarun lagu xanaaneeyo agoonta oo uu wax ka maamuli jiray.

Warbixintan waxaa Gaalkacyo ka soo diray. Cabdiwaxid Macallin Isxaaq.

Weriye Cabdikariin Axmed Bulxan oo lagu dilay Caabudwaaq
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:23 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG