Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Ramadaanka iyo Muslimiinta ku nool UK


Muslimiinta ku nool dalka Britain ayaa xalay masaajidada ku oogay habeenka koowaad ee salaadda Taraawiixda, kaddib marki xalay maqtibki lagu dhawaaqay in maanta oo Isniin ah ay tahay maalinta 1-aad ee bisha barakeysan ee Ramadan.

Wadamada Yurub, xilliga la sooman yahay ayaa soo yara gaabtay laakiin wali saacadaha ugu badan ayaa laga soomanaan doonaa, warbixin ku saabsan Soonka iyo Britain, iyo dhaqamada kala duwan ee Muslimiintu ku soo dhaweeyaan bishaan kheyrka iyo fadliga, ayaa waxaa London kasoo diray, wariyaha VOA-da ee qaarada Yurub, Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Warbixin: Ramadaanka iyo Muslimiinta ku nool UK
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:12 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG