Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhalinyarada Muqdisho oo laga wacyi-geliyay si-xun u adeegsiga baraha bulshada


Kulan ballaaran oo dhallinyarada looga wacyi-gelinayo daroogada iyo si xun u siticmaalka baraha bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Daroogada iyo si xun u siticmaalka baraha bulshada ayaa saameyn taban ku yeeshay aadaabta da'yar badan oo Soomaaliyeed sanadihii dhowaa.

Kulanka, oo ay goobjoog ka ahaayeen maamulka Gobolka Benaadir, ayaa diiradda lagu saaray sidii loo fahmi lahaa dhaqan bur-burka ku socda dhallinyarada.

Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa soo diray warbixin arrinntaasi ku saabsan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG