Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wafdi ka socda Soomaaliya oo la kulmay afhayeenka baarlamanka Canada

Wafdiga tegay Canada
Wafdiga tegay Canada

Wafdi uu hoggaaminayo wasiiru-dowlaha wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya oo ku sugan dalkan Canada ayaa magaalada Ottawa ee caasimadda dalka Canada kulamo kula qaatay jaaliyadda Soomaalida iyo siyaasiyiin ay ka mid yihiin guddoomiyaha baarlamanka ee dalkaasi Canada.

Wafdiga waxaa ka mid ah agaasimaha keydka qoraallada ee xafiiska ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Aamina-Keyf Axmed Samatar, Dr Mahad Cabdullaahi, la-taliyaha wasaaradda gaashaandhigga ee Soomaaliya ee arrimaha caafimaadka, wasiirka qorsheynta dowlad-gobleedka Galmudug Axmed Cali Maxamed (Cantoobo) iyo Yaasiin Maxamed Cibaar oo ah madaxa ururka bankiyada gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya.

Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji oo wareystay wasiiru-dowlaha wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Faarax, ayaa ugu horreyn waydiiyay kulamada iyo waxa ay ku saabsanaayeen.

Wafdi ka socda Soomaaliya oo la kulmay afhayeenka Baarlamaanka Canada
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00

Daawo qaar ka mid ah sawirrada xubnaha wafdiga, jaaliyadda iyo madaxda Canada ee ay la kulmeen.

Qaar ka mid ah xubnaha wafdiga Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Somalia ee tagay Canada iyo saraakiil ka tirsan dowladda Canada.

Qaar ka mid ah xubnaha wafdiga Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Somalia ee tagay Canada.

Qaar ka mid ah xubnaha wafdiga Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Somalia ee tagay Canada iyo xubno ka mid ah Jaaliyadda Soomaalida Ottawa.

Madal

XS
SM
MD
LG