Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamulka Qardho oo daah-furay suuq cusub

Guddoomiyaha Degmada Qardho, Cabdi Siciid Qaal.
Guddoomiyaha Degmada Qardho, Cabdi Siciid Qaal.

Maamulka magaalada Qardho ee Puntland ayaa ka warbixiyay suuq cusub oo laga dhisay magaalada, kaasi oo ay dowladda hoose billowday in ay dajiso ganacsatada ku hanti beeshay daadadki sannadihi dhawaa ka dhacayay magaalada.

Guddoomiyaha Degmada Qardho, Cabdi Siciid Qaal ayaa sheegay in ku dhowaad 700 oo qof ay ku gacansan karaan suuqa cusub.

Guddoomiyaha ayaa arrimahan uga warramay wariyaha VOA-da ee magaalada Boosaaso Yuusuf Maxamuud Yuysuf oo dhawaan booqday magaalada Qardho.

Maamulka Qardho oo daah-furay suuq cusub
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG