Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo dadka dalkeeda ka saaraysa liiska qaxootiga

Deeq la gaarsiiyey Dhadhaab
Deeq la gaarsiiyey Dhadhaab

Waxaa magaalada Nairobi si rasmi ah uga bilowday barnaamijka dowladda Kenya ay kaga saareyso dadka u dhashay waddankaasi ee ku jira liiska qaxootiga oo ay dadka qaar u galeen si ay dhoof u helaan.

Warbixintan waxaa inoo soo dirtay wariyaha VOAda, Intisaar Saalax Xuseen.

Kenay Dual Refugees.wav
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00

This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG