Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tirada caruurta la dayaco oo sii korodhaysa


Muqdisho
Muqdisho

Xafiiska Xeer-ilaalinta Soomaaliya ayaa shaaciyay tirada caruurta hooyooyinkii dhalay ay uga dhex-dhuunteen gudaha isbitaallada iyo kuwa la soo dhigay jidadka magaalooyinka. Xafiiska ayaa waalidiinta ugu baaqay in aysan ku kicin ficillada noocaan ah oo ay ogaadaan in ay ku kacayaan fal dambi ah.

Dhinaca kale, caruurta hadda la hayo ayaa waxa uu xafiisku sheegay in qaar ka mid ah hooyooyinkii dhalay la helay, laguna wareejiyay ubadkooda, halka xafiiskuna uu ku kor meero si xaaladda dhallaankaasi loola socdo.

Wariyaha VOA ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan soo diray.

Caruurta la dayacay oo tiradoodu ay sii kordheyso
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:27 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG