War Deg-Deg ah

Muqdisho oo lagu maxkamadeynayo nin ku eedeysan inuu gubay xaaskiiska


Muqdisho oo lagu maxkamadeynayo nin ku eedeysan inuu gubay xaaskiiska

No media source currently available

Magaalada Muqdisho waxaa maanta markii ugu horreysay ka bilowday dhageysiga dacwad ka dhan ah eedeysane loo haysto inuu dil arxandarro ah u geystay xaaskiisa oo uur lahayd. Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

Madal

XS
SM
MD
LG