Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtida qaar ka mid ah shacabka ee wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya


Xildhibaanada Baarlamanka
Xildhibaanada Baarlamanka

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka doodayay wax ka badalka iyo dhameystirka Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya, waxaana jira aragtiyo kala duwan, oo ay dadweynaha Soomaaliyeed ee dalka iyo dibadiisa ku ku nool ay ka qabaan wax ka badalka dastuurka.

Dadkaasi waxaa ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Kenya. Haddaba qaar ka mid ah Soomaalida ku nool magaalada Nairobi ayaan ka hadlnaay aragtidooda ku aadan dooda socota iyo wax ka badalka Dastuurka. Khadar Maxamuud Xareed ayay u warrameen.

Aragtida qaar ka mid ah shacabka ee wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG