Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shaqqa joojinta bahda waxbarashada gobolka Banaadir


Muqdisho
Muqdisho

Bahda waxbrashada ee gobolka Banaadir ayaa Sabtida maanta ah dhaqan galinaya shaqa joojin saddex maalin qaadaneysa oo albaabada ay ugu laabayaan goobaha waxbarashada iyagoo ka falcelinaya dil dhowaan loo geystay mid kamid ah macallimiinta wax ka dhiga iskuul ku yaalla degmada Wadajir. Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab) ayaa noo haya faahfaahinta.

Shaqqa joojinta bahda waxbarashada gobolka Banaadir
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG