Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo sheegay in Ruushka lagala hadli karo in uusan hawada sare u dirin hub lid ku dayax-gacmeedyada

House Intelligence Committee Chair Mike Turner, R-Ohio
House Intelligence Committee Chair Mike Turner, R-Ohio

Qorshayaasha Ruushku uu ku doonayo inuu hawada sare ugu diro hub awood u leh inuu burburiyo dayax gacmeedyada waa kuwo aan wax laga bedeli karin, sidaasi waxaa yiri Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, oo dhinaca kalena soo jeediyay in weli ay jirto fursad looga dhaadhicin karo Xukumadda Moscow inay qorshahaasi ka leexato.

Wariyaha VOA ee arrimaha amniga qaranka uga soo warrama, Jeff Seldin ayaa warbixintan ka soo diray Pentagon-ka. Caasha Ibraahim Aaden ayaa inoo soo jeedineysa.

Ruushka oo diyaariyay hub lid ku ah dayax-gacmeedyada
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:29 0:00

This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG