Fadhigii maanta ee Gollaha Guurtida Somaliland ayay mudaneyaashu ku ansixiyeen Xeerarka Doorashooyinka, iyagoo isla maantaba u gudbiyay Gollaha Wakiilladda.
Markii uu kullankoodu soo dhamaaday ayuu wariyaha VOA uga soo warrama Hargeysa Khadar Maxamed Cakule, arrintan wax ka weeydiiyay qaar ka mid ah mudanayaasha Gollaha Guurtida.
Madal