War Deg-Deg ah

Caqabadaha haysta saxafiyiinta Idaacadda Codka Shacabka Wajeer


Caqabadaha haysta saxafiyiinta Idaacadda Codka Shacabka Wajeer

No media source currently available

Ayada oo dunida shalay laga xusay Maalinta Raadiyaha, ayaa saxafiyiinta Idaacadda Codka Shacabka Wajeer ay sheegayaan inay la xarbinayaan caqabado kale duwan. Axmed Xuseen ayaa warbixintan ka soo diray Wajeer.

Madal

XS
SM
MD
LG