War Deg-Deg ah

Sidee safaaradda Soomaaliya ee London u caawisaa Soomaalida?


Sidee safaaradda Soomaaliya ee London u caawisaa Soomaalida?

No media source currently available

Safaaradda Soomaaliya ee Britain ayaa sheegtay in jaaliyadda Soomaalida ay ka caawiso helitaanka warqadaha aqoonsiga iyo dokumntiyada lagu safro ee la siiyo dadka dowladda Britain ay u masaafuriso Soomaaliya. Warbixinta waxaa London kasoo diray Cabdijaliil Cismaan oo ah weriye madaxbanaan.

Madal

XS
SM
MD
LG