Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Golaha Shacabka oo ansixiyay ka mid noqoshada Soomaaliya ee EAC


Baarlamaanka
Baarlamaanka

Golaha Shacabka ayaa fadhi ay maanta ku yeesheen Muqdisho ku ansixiyay ku biirista Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika ee EAC.

Soomaaliya ayaa bishii November ee sanadkii hore ku biirtay EAC laakin urur goboleedka ayaa Soomaaliya siiyay muddo lix bilood ah oo ay hay’adaha sharci-dejintu ku ansixiyaan heshiiska ay Soomaaliya sida rasmiga ah ugu biireyso EAC.

Tallaabadan ayaa Soomaaliya ku sii dhoweyneysa in ay dhammeystirto hannaanka ay kaga mid noqoneyso EAC.

Warkan waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdicasiis Barrow.

Baarlamaanka oo ansixiyay ku biirista EAC
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:02 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG