Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Al-Cadaala oo faah-faahiyey mareego warbaahin oo laga xiray Al-Shabaab


Al-Cadaala
Al-Cadaala

Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA aya sheegtay inay hawada ka saartay mareego dhinaca Internet-ka ah, iyo akoonno WhatsApp ah, oo ay lahaayeen shaqsiyaad lala xiriiriyey ururka al-Shabaab.

Hay’adda ayaa hadalkan ku shaacisay qoraal ay soo dhigtay boggeeda X ee horey loo oran jiray Twitter.

Haddaba maxay muhiim ugu tahay dowladda Soomaaliya in ay barahaasi xirto? Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa la xiriiray wasiir ku-xigeenka warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Al-Cadaala, waxaana uu weydiiyay su'aalahaan iyo kuwa kale.

Wareysi: Al-Cadaala oo faah-faahiyey mareego warbaahin oo laga xiray Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:15 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG