Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay tahay sababta dhallinyarada iska dhiibtay Canada ay uga baqayaan in la masaafuriyo?


Soo galooti Soomaali ay ka mid tahay oo. ka gudbaya xadka Mareykanka iyo Canada
Soo galooti Soomaali ay ka mid tahay oo. ka gudbaya xadka Mareykanka iyo Canada

Dalka Canada wuxuu kamid yahay dalalka ugu badan ee dib u dejinta u sameeya dadka soo-galootiga iyo qaxootiga ah, laakiin waxaa lagu soo warramayaa in dhanka kale uu sii kordhayo walaaca ku saabsan musaafurinta dadka aanan sharciga ku laheyn dalkaasi. Xuseen Nuur Xaaji ayaa warkan noo soo diray.

Walaaca Soomaalida ee in laga masaafuriyo Canada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG