Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dabeylo xooggan oo ku dhuftay xeebaha Jubada Hoose


KIsmaayo
KIsmaayo

Maalmahan waxaa xeebaha Jubada Hoose ka jiray dabeeylo xooggan, kuwaasi oo saamayn ku yeeshay dadka ka shaqaysta badda.

Dabeeylaha ayaa sababay in la waayo ugu yaraan doon kalluumaysi ah iyo dadkii la socday.

Waxaa dhinaca kale istaagay isku socodka gaadiidka badda ee ay adeegsadaan ganacsatada Jaziiradaha yar-yar ee ku yaalla xeebaha gobolka Jubada Hoose.

Warbixintan waxaa inoo soo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Dabeylo xooggan oo ku dhuftay xeebaha Jubada Hoose
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:29 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG