Isku xirrada

War Deg-Deg ah

IGAD oo ku howlan qaboojinta xiisadda ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Ethiopia

Urur Goboleedka IGAD ayaa dadaal ugu jira sidii xal loogu heli lahaa colaadda Suudaan. Shirkii ay toddobaadkan ku yeesheen dalka Uganda ayaa dhinacyada isku haya Suudaan digniin lagu siiyay in laba toddobaad gudahood ay waji ka waji u kulmaan si xal loogu helo colaadda Suudaan.

Kulankan oo sidoo kale looga hadlay xiisadda ka dhex oogan Soomaaliya iyo Ethiopia, ayaa caddeeyay in midnimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya la xurmeeyo.

Halima Athumani ayaa warbixintan ka soo dirtay magaalada Entebbe, ee dalka Uganda. Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo jeedinaya.

Dadaalka IGAD ee nabadeynta Sudan iyo xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:26 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG