Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu danbeeyey ee weerar ay Al-Shabaab ku qaaday bar ciidan


Malayshiyaadka Al-Shabaab
Malayshiyaadka Al-Shabaab

Ururka Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ku qaadeen bar ciidanka amniga ay kaga sugnaayeen degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.

Ilo ku sugan degmada Kaxda ayaa sheegay in weerarka lagu dilay qaar ka mid ah askarta joogtay barta ciidan ee weerarka gaadmada ah lagu qaaday.

Maamulka degmada Kaxda ayaa sheegay in ay xoojin doonaan ammaanka iyaga oo kaashanaya saraakiisha amniga.

Wararkii ugu danbeeyey ee weerarlaasi waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Weerar gaadmo ah oo lagu qaaday bar ay ciidamada amnigu ku leeyihiin Kaxda
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:27 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG