Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Miisaaniyadda dowladda oo markii ugu horreysay gaartay $1 bilyan


Wasiir Biixi Iimaan Cige
Wasiir Biixi Iimaan Cige

Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay sanad miisaaniyadeedka cusub ee dalka, kaas oo markii ugu horreysay gaaray in ka badan hal bilyan oo dollar.

Soomaaliya ayaa dhowaan laga cafiyay lacago deyn ah oo gaaraya balaayiin dollar, hase ahaatee wasaaradda maaliyadda ayaa sheegtay in lagu dadaalayo sidii kor loogu qaadi lahaa miisaaniyadda waddanka oo hadda inta badan ku tiirsan lacago kab ah oo deeq ahaan uu caalamka ku taageero.

Wariyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin arrintaasi ku saabsan kasoo diray Muqdisho.

Missaniyadda dowladda oo gaartay $1 bilyan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:28 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG