Muqdisho —
Soomaaliya waxay ka mid tahay waddamada ugu halista badan shaqada suxufiyiinta. Gabdhaha suxufiyiinta ee Soomaaliyeed waxaa iyaga sii haysta caqabado dheeraad ugu ah kuw amniga, hase yeeshee waxay rajaynayaan inay sannadkan wixii ka dambeeya ay xaaladdooda shaqo is beddesho.
Arrimahan ayaan kala sheekaystay Farxiya Maxamed Khayre oo ah madax Ururka Gabdhaha saxafiyiinta Soomaaliya.
Madal