Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya


Waxaa cirka isku sii shareeraya xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay is-afgaradkii ay 1-dii bishan ay wada saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland ee ku saabsanaa saldhig milatari oo kiro ah oo Somaliland dhaafsanayso aqoonsi ay ka hesho Itoobiya.

Warbixintan waxaa inoo haya Haruun Macruuf.

Xiisadda siyaasadeed Soomaaliya iyo Itoobiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:20 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG