Nairobi —
Qaybaha bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya oo ka hadlay aragtidooda ku aadan heshiiskii isa f-garadka ahaa ee dhexmaray Dowladda Itoobiya iyo Soomaliland, taasoo ay kuwada tilmaameen loogu xad gudbay madaxbanaanida iyo qaranimada Soomaalida.
Qaar kamid ah dadkaasi oo ku nool magaalada Nairobi ayaa u warramay Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.
Madal