Gaza —
Xoogagga Xamaas ee ku sugan Marinka Gaza ayaa Isniintii maanta ganey gantaallo aad u tiro badan, kuwaas oo kallifey in la yeeriyo dhawaqa digniinaha marka duqeymo ay jiraan kaas oo laga maqlay Israel oo idil.
Warbixintan oo ay qortey VOA waxaa soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.
Madal