Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan loogu duceynayay Khadiija Maxamed Diiriye oo Canada lagu qabtay

Khadiija Maxamed Diiriye
Khadiija Maxamed Diiriye

Kulan loogu duceynayay Allaha u naxariistee Khadiija Maxamed Diiriye, oo aheyd wasiirkii haweenka iyo xuquuqda aadanaha iyo xildhibaan ka tirsan baarlamanka Soomaaliya oo dhowaan ku geeriyootay dalka Jabuuti ayaa lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Canada. Warbixintan waxaa inoo soo diray Xuseen Nuur Xaaji.

Kulan loogu duceynayay Khadiija Maxamed Diiriye, oo ka dhacay Canada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00

This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG