Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey dagaallada dalka Sudan

Jeneraallada dagaalamaya ee Suudaan ayaa isku raacay inay yeeshaan kulan toos ah (waji ka waji) kaasi oo qeyb ka ah dadaallada lagu doonayo in lagu sameeyo xabad-jjoojin iyo in la billaabo wadahadallo siyaasadeed oo lagu soo afjarayo dagaalka ba'an ee dalkaasi ka socda.

Warbixintan, oo ay qortey wakaaladda wararka ee Associated Press, waxaa soo koobaysa Sahra Cabdi Axmed.

Wararkii ugu dambeeyey dagaallada dalka Sudan
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:13 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG